Munaasabad lagu Soo Xiray Seminar Socday Muddo 5 Maalin ah ayaa Ka Dhacday Xarunta Rugta Ganacsiga

News Attachments


Waxaa Maanta Xarunta Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Soomaaliyeed Lagu Soo Gaba Gabeeyey Seminar Soconayey Muddo 5 Maalin Ah Oo Ay Bixinayeen Profesaro Hindi Ah Oo Ka Socday Machadka Indian Institute Of Foreign Trade, Waxaana Ka Faa Ii Deystay Seminaarkaas Dad badan oo Ganacsato Iyo Aqoonyahano Ka Socday Dhaman Organizationada Magalada Mogadishu, Waxaana Seminarka Soo Xiray Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha ,  iyo Madaxda Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Soomaaliyeed.