‪Turkiga iyo Soomaaliya oo qalinka ku duugeen wadashaqayn dhanka Ganacsiga

Rugta Ganacsiga & DEik waxay heshiiskaan dhigiisa saxiixeen 2-bilood kahor. Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Was. Ganacsiga Soomaaliya ayaa hadalla qiimo badan soo jeediyay: Soomaaliya waa diyaar dhanka Ganacsiga&Maalgashiga ayuu ahaa nuxurku.
Dhamaan Ganacsatada wadankeena maanta way kasoo qaybgaleen, ayagoo danta ganacsi isku meel uga soo wadajeeda.

9101112