Dhalinyarada iyo Rugta Ganacsiga

Hogaanka Rugta Ganacsiga waxaa la taagan Gud. Ardada Soomaalida Turkiga, Gud. Ardada City University, Xubin hore Gudigii ardada UNISO.
Rugta Ganacsiga micno wayn bay ugu fadhiyaan dhalinyarada waxbaranaysa, ama kuwa jaamacadaha ka baxay, shaqadoonka ah, waayo kama maarano, ganacsigana ma hormari karo dhallinyaro aqoon leh hadaan la hellin.

4

5