GalMudug aadbaa looga soo dhaweeyay in Ganacsatada GalMudug ay dhisteen Rug Ganacs

GalMudug aadbaa looga soo dhaweeyay in Ganacsatada GalMudug ay dhisteen Rug Ganacsi, gacan wayna ay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ka gaysatay dhanka shuruucda, nadaamka, goobjoogna ay ka ahayd, taasoo ah masuuliyad ay fuliyeen. Howshaas waxay ka dhacday magaalada Cadaado.

Waxaa la ansixiyay qaabka dhismaha, qaabka shaqo, kadibna Ganacsatada dhamaan degmooyinka GalMudug ayaa wada xulay madaxa u sareeya, waxaana daah furay Madaxwaynaha GalMudug

202122