Kulan Loogu Hadlaaye Hormarinta Ganacsiga Soomaaliyeed Ayey Wada Qaateen Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed & Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaaliland

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland ayaa usbuucan dhexdiisa.aad uga wada hadlay horumarinta ganacsiga.

Ganacsatada Soomaaliyeed maanta waxay kawada qaybgalayaan magaalada HARGAYSA kullan balaaran loogana hadli xal uraadinta Quwada Korontada, biloowga usbuuca soo socda waxay ganacsatadu gaari doonaan magaalada Istanbul, halkaas kullan muddo la filayey ka bilaaban doono.