Kullan Isbarasho ah oo Dhexmaray Ganacsato Soomaali iyo Ganacsato Turkey

Kullan  isbarasho ah oo ay soo abaabushay  Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Soomaaliyeed  oo kaa shaneysa safaarada dalka Turkiga ayaa saake ku qabsoomay Hotel Jaziira, kullankaa oo dhexmaray Ganacsatada Soomaaliyeed iyo Ganacsatada wadanka Turkiga oo uu hogaaminayey Safiirka

Turkiga u fadhiya Soomaaliya.