Madaxwayne‬ ku xigeenka Dalka Burundi:Qadasharaf Rugta Ganacsigu u samaysay

Madaxwayne‬ ku xigeenka Dalka Burundi:Qadasharaf Rugta Ganacsigu u samaysay.Waxaa casuumada yimid W Dawlaha Ganacsiga, W xigeenka A Dibada iyo ganacsato badan.
Howsha laga wadahadlay waxay ahayd maalgashi sidii loogu suubin lahaa dalka Burundi BALADBA. Ganacsatada Soomaaliyeed maalgaliyeen UAE,Kenya,China,S Africa, S Sudan,Uganda,Djibouti, iyo wadamo kalle. Mdaxw,Xigeenka Burundi soo jeediyay in fursado wanaagsan ka jiraan Burundi, ganacsigana aan aad ugu wanaagsan nahay,,,,,,,,Maalgashi Soomaaliyaa Raadinaysay, lagana maarmi waa ayadiii…,,,Aduunyada waa wax isdhaafsi.

303235

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

33