Rugta Ganacsiga iyo Maalgashiga Wadanka

Rugta marwalba waxay horseedaysaa in la hello Maalgashiga Shirkadaha Caalamka. Waxaan kawada hadalnay Ganacsato kasoo jeeda dalka UK in wadankan uu ku jirro waqtigii la maalgashan lahaa, Soomaaliyana diyaar u tahay ganacsi iyo Maalgashi. Markii la tusay fursadaha jirra, aad bay u fahmeen in hadba Maalgashigii soo hormara uu Maslaxada helli doono.

171819