Workshop ku Saabsanaa Isku Xirka TVET Iyo Shaqaalaysiinta Dhalinyarada Soomaaliyeed

News Attachments


Workshop ku saabsanaa isku xirka TVET iyo Shaqaalaysiinta Dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo socday mudo labo cisho ah 18th and 19th November 2014 kana dhacay Magaalada Niaroib caasimada Dalka Kenya, ayna si wada jir ah u fulinayeen CFBT Education Trust iyo Africa Educational Trust ayna maal geliyeen Midowga Yurub, ayaa Rugta waxaa kaga qayb galay Muhiadin Salad Yusuf (Deputy Operation Manager).

Xiligan Soomaaliya waxay kasoo kabanaysaa burburkii baahsanaa, waxayna cagta sii saraysaa hormar dhanka dhismaha iyo ganacsiga intaba sidaa darteed in la helo xirfadleey kasoo baxdo dugsiyada farsamada iyo xirfadaha waxaa loo qabaa baahin wayn.