Kulan Dhex maray Maamulka GlSH/hoose iyo Rugta Ganacsiga & Warshadaha

Work Attachments


Waxaa hada soo gababoobay kulan ay soo qaban qaabisay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, kulankaas oo ay isugu yimaadeen qaybaha kala gedisan ee ganacsatada Dalka, Bulshada Rayidka, culumaa’udiin iyo Maamulka Gobolka Shabeelada dhexe.
Kulanka waxaa lagu soo bandhigay dhibaatada ka jirta wadooyinka Gobolka Shabeelada Dhexe oo muhiim u ah isku xirka Gobolada Dhexe iyo Magaalada Madaxda Dalka ee Muqdisho