Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed oo la Kulmay Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dalka Talyaaniga.
News Attachments
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed oo la kulmay Safiirka soomaliya u fadhiya dalkaasi Talyaaniga waxa ayna ka wada hadleyn sidii soomaaliya uga qeyb gali laheyd : Milan Expo 2015, oo ah guul u soo hoyatay soomaaliya ka qaybgalkeeda si buuxda.