Madaxda Rugta Ganacsiga Dowlad Goboleedka JubbaLand oo soo booqday Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed
Madaxda Rugta Ganacsiga Dowlad Goboleedka JubbaLand oo soo booqday Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, loogana wadahadlay sidii looga wadashaqayn lahaa maalgashiga wadajirka ah ee Dalka, iswaydaarsiga xogta iyo in Rugta GANACSIGA SOOMAALIYEED waayoarganimaday ka heshay caalamka la wadaagto Rugaha Dowlad Goboleedyada.