Kulan Dhax Maray Rugta Ganacsida & Warshadaha iyo Safiirada Soomaaliya Ufadhida Dalka India
Work Attachments
waxaa kulan dhex maray qaybaha kala duwan ee Ganacsatada iyo Safiirada Soomaaliya u fadhida Dalka India Marwo. Abyan Ladane, kulankaas oo ay soo qaban qaabisay Rugta Ganacsiga iyo Warshadah Soomaaliyeed, kana dhacay Xarunta dhexe ee Rugta Ganacsiga.