Turkish

We were extremely shocked and saddened by the calamities that have befallen Turkey, a great country which has always stood by Somalia, and so many other Muslim countries in our moment of need. We offer our sympathies and condolences from the bottom of our hearts to the recovery of the victim’s family and the injured. … Read more

BANDHIGA SUUQ WEYNAHA MOQADISHU SANADKIISI 4AAD

Guddomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Cabdi Cali “Gabeyre” oo ay wehliyaan Guddomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir iyo Gudoomiyaasha Suuqyada Bakaaraha iyo suuq Bacaad ayaa ka qayb galay Bandhiga Suuq Weynaha Muqdisho oo sanadkii 4-aad maanta ka furmay Magaalada Muqdisho. Furitaanka Bandhigaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada … Read more