GUDDOOMIYAHA RUGTA GANACSIGA IYO WARSHADAHA QARANKA KENYA – KNCCI OO MANTA MAGALADA MOGADISHU SOOGAARAY.

Waxaa Manta Magalada Moqadisha soo gaaray wafdi u hogaminaayo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Qaranka Kenya Dr. Erick Rutto, Masuuliyiintaasi oo uu horay casuummad ugu fidiyay Guddoomiyah Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamud Abdi Cali “Gabeyre” Wafdigaani ayaa maalmaha soo socdo kulamo kala duwan la qaadan doona qeybaha Ganacsiyada dalka. Danjiraha Soomaaliya u fadhiyo Dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Abdulle iyo Maxamed Mukhtar ayaa gacan ka geystay isku xerka. Rug Ganacsi.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci