Ganacsato uu Hogaaminaayo mamulka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Dalka Turkiga.

Ganacsato uu Hogaaminaayo mamulka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Dalka Turkiga.
Kulankaani ayaa kadhacay gudaha safaaradda Turkiga, waxaana looga wada hadlay arimo dhowr ah oo ay kamid yahiin hormarinta ganacsiga dalka.
Guddomiye Ku-Xigeenka Rugta Ganacsiga Mudane Abdirahman Abdullah Adam “Galaanbi” ayaa fah faahin kabixiyay xariirka ganacsi ee ka dhaxeeyo labada dal.
Dhanka kale agaasimaha guud Rugta Ganacsiga mudane Abdi Abshir Dhore oo goobta ka hadlay ayaa yiri “Waxan si dhaw ula shaqeeynaa ganacsatada, waxana ay guud ahaan ka soo wareegeen dalal dhowr ah ayago usoo wareegay dalka Turkiga, waxa ayna halkas ka sameesteen ganasiyo waweyn oo ay turkidu ka faa,ido lacago balaayin ah.”