Maamulka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed oo kormeer shaqo kutagay Rugt Ganacsiga Gobalka Banaadir.

Work Attachments


Guddomiye Ku-Xigeenka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Abdirahman Abdullah Adam “Galaanbi” iyo Agaasimaha guud Mudane Abdi Abshir Dorre ayaa kormeer shaqo kutagay Rugt Ganacsiga Gobalka Banaadir.

 

Waxa ayna halkaa kula kulmeen qaar kamid ah ganacsatada Gobolka Banaadir oo uu hogaminaayo Gudoomiyah Rugta Ganasiga Gobolka Banaadir Mudane Axmed Cabdullahi Xasan iyo Maamulka Suuqa Bakaaraha.

 

Ganacsatada ayaa bogaadisay howsha ay mamulka Rugta uheyaan guud ahaan Ganacastada soomaaliyeed waxa ayna soo jeediyeen in ay jiran dhowr caqabadood oo heysta suuqa ayagoo ugu danbeenti mamulka ka codsadeen in lasiyo tababaro lana kordhyo kulamada nucan ah.