Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa si rasmi ah u daahfurtay saddex nidaam oo saldhig u ah Kaabayaasha Dhijitaalka ah ee Nidaamka Aqoonsiga Qaranka,
Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay aqoon is waydaarsi ku saabsan horumarinta iyo dhammaystirka istraatijiyada Rugta ee 2025-2029. Aqoon is waydaarsigan