Xarunta Talo Soo-Jeedinta Soomaaliyeed oo magaaladda mogadisho ku qabatay Barnaamij ay ugu magac dareen “Abaalmarinta Geesiyaasha soomaaliyeed”
WASIIRKA WASAARADDA MAALIYADDA OO KULAN LAQATAY MAAMULKA RUGTA GANACSIGA IYO WARSHADAHA SOOMAALIYEED Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay Maamulka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed oo uu Read More »
XARIG JARKA XARUNTA CUSUB EE ISTIKBAL SOMALIA. Shirkadda qalabka dhismaha ugu weyn dalka Turkiya ee Istikbal oo mataano la ah Jawhara Furnitures, ayaa xarun cusub ka furatay Somaliya, gar ahaan magalada Muqadisho, Read More »
Kulan isbarasho iyo isxog wareysi ah oo dhax maray masuliyiinta Rugta Ganacsiga iyo masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed. Read More »
Guddomiye “Galanbi” ayaa ka qayb galay kulan ay soqaban qaabisay Hay’adda maareynta Masiibooyinka Qaranka. Read More »