GUDDOMIYHA RUGTA GANACSIGA OO LAKULMAY SAFIIRKA DALKA TURKIYA

Guddomiyha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Mahamud Abdi Ali “Gabaire” oo ay wehliyaan, Guddomiye ku-xigeenka Rugta Ganacsiga Mudane Cabdiraxman Cabdullahi Adam “Galambe” Guddomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir, Mudane Axmed Cabdullahi Xasan “Shariif”, iyo Agaasime ku- xigeenka Rugta Ganacsiga prof Ciise M Xalane, ayaa kulan la qaatay Safiirka Turkiya ee Soomaaliya u fadhiyo Danjire Alper Aktaş.
Agaasime ku- xigeenka Rugta Ganacsiga, ayaa ugu horeyntii warbixin ku sabsan malgashiga iyo wax soosarka dalka ujeediyay, Safiirka. Danjire Alper Aktaş ayaa soo dhaweyay, waxana uu sheegay in uu kala shaqayn doono ganacsatada Soomaaliyeed sidii ay ula mataanobi lahaayeen ganacsatada dalka Turkiya, sido kale Danjire ayaa sheegay in aay kulamada nucan ah uu sara uqaadi dono.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
Adam Hassan Mohamud
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci