LAUNCH OF THE NATIONAL VISION 2060

The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Dr. Hassan Sheikh Mohamud, officially launched the National Vision 2060. The launching ceremony was attended by some members of both Houses of Parliament, members of the Council of Ministers led by the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, the Ambassadors of Türkiye and Italy, the Ambassador of the European Union, the Chargé d’Affaires and Deputy Ambassador of the United States, the Regional Director of the World Bank for Kenya, Rwanda, Somalia, and Uganda, the Minister of Finance of Djibouti, and business leaders led by the Chairman of the Somali Chamber of Commerce and Industry, Mr. Mahmoud Abdi Ali “Gabayre,” alongside members of the civil society.

The President of the Federal Republic of Somalia stated that Somalia has embarked on the path of progress and success, saying: “Today, we have chosen to move beyond despair and turn toward creativity and collaboration. This vision is a bridge between today and tomorrow, the legacy we leave today and the prosperity we seek for the future.”

Prime Minister Hamza Abdi Barre also emphasized that the government, business community, and all sectors of society will work together to achieve Vision 2060, starting with the National Transformation Plan (NTP).

The Chairman of the Somali Chamber of Commerce and Industry, Mr. “Gabayre,” stated that Somali entrepreneurs are ready to align with the National Vision by investing in industries, agricultural production, and fisheries to contribute to achieving the goals of Vision 2060.

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci

 

 

       

XAFLADDA DAAHFURKA SUUQA SAAMIYADA SOOMAALIYEED

Waxaa Manta Magaalada Moqadishu lagu qabtay xaflad lagu daah-furaayay Suuqa Saamiyada Soomaaliyeed, waxaana xafladda kaso qayb galay marti sharaf kala duwan oo ka kala timid gudaha dalka iyo wadamada dariska ah, Xildhibaano, Wasiir ku-xigeenno, Agaasimayaal, Guddoomiyaha Midowga Suuqyada Saamiyada Afrika (ASEA), ahna Maamulaha Suuqa Saamiyada Rwanda 𝐌𝐫. 𝐂𝐞𝐥𝐞𝐬𝐭𝐢𝐧 𝐑𝐰𝐚𝐛𝐮𝐤𝐮𝐦𝐛𝐚, Maamulaha Suuqa Saamiyada Neyroobi Mudane 𝐅𝐫𝐚𝐧𝐤 𝐌𝐰𝐢𝐭𝐢, iyo Ganacsato uu hogaaminayo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Cabdi Cali “Gabayre”.

Dhamaan masuuliyiinta goobta ka hadashaya ayaa soodhaweeyay furitaanka Suuqa Saamiyada Soomaaliyeed, waxaana ay carabka kudhufteen muhiimadda uu Soomaaliya iminka u leeyahay. Guddoomiyaha Suuqa Saamiyada Soomaaliyeed “NSES” Mudane Yasin M. Ibar oo xafladda daahfuray ayaa ugu horeynti ka hadlay ujeedada loo as aasay Suuqa Saamiyada Soomaaliyeed iyo faa,idooyinka uu guud ahaan Ganacsiga Soomaaliyeed uu uleeyahay.

Maamulaha Guud ee Shirkadda Hormuud Telecom Mudane Axmed Maxamed Yuusuf “Axmedsacuudi” ayaa soo dhaweeyey daahfurka Suuqa Saamiyada Soomaaliyeed “Suuqa Saamiyada Soomaaliyeed Waxaan rajeeynaaya in uu naqdo waa cusub, oo lagu xisaabtamo mustaqbalka, sifiicane looga faa’ideysan doono, Ganacsi Soomaaliyeed iyo dariskaba calaamad unaqan doono ayaan rajeeynaayaa.”

Ugu dambeyn Guddomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Cabdi Cali “Gabayre” oo kamid ah masuuliyinta goobta ka hadashay ayaa hambalyo iyo soo dhaweeyn kadib waxaa uu yiri “Suuqa Saamiyada Soomaaliya waxa uu dalka kusoo kordhin doonaa maalgashi badan oo kaga imaanaya dibadda, gaar ahaan qurbojoogta iyo maalgashadayaasha.”

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;

Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed

somalichamberofcommerce@gmail.com,

info@somalichamber.so

https://somalichamber.so/

Facebook:https://www.facebook.com/somalichamberofcommerce/

@somaliacci

https://www.instagram.com/rugtaganacsiga/

https://www.linkedin.com/…/somali-chamber-rugta…/

https://www.youtube.com/watch?v=2QL4CbwsYaI

https://twitter.com/somaliacci

 

THE LAUNCH CEREMONY OF NATIONAL SECURITIES EXCHANGE OF SOMALIA”NSES”

Today, a special ceremony was held in Mogadishu to officially launch National Securities Exchange of Somalia. The event was attended by distinguished guests from within Somalia and neighboring countries, including Members of Parliament, Deputy Ministers, Directors-General, the Chairman of the African Securities Exchanges Association (ASEA) and CEO of the Rwanda Stock Exchange, Mr. Celestin Rwabukumba, the CEO of the Nairobi Securities Exchange, Mr. Frank Mwiti, and a delegation of businesspeople led by the Chairman of the Somali Chamber of Commerce and Industry, Mr. Mahmoud Abdi Ali “Gabayre.”

All of the dignitaries who spoke at the event warmly welcomed the establishment of the National Securities Exchange of Somalia “NSES”, emphasizing its importance and the opportunities it brings for Somalia’s economy at this time. The CEO of the National Securities Exchange of Somalia (NSES), Mr. Yasin M. Ibar, who officially launched the event, spoke first about the purpose behind establishing the exchange and the benefits it offers to Somali businesses and the national economy as a whole.

The CHAIRMAN  of Hormuud Telecom, Mr. Ahmed Mohamud Yusuf “ Sucuudi “, also welcomed the launch, stating:

“The Somali Security Exchange marks the beginning of a new era. It’s a step towards future accountability, proper utilization of resources, and a symbol that will benefit Somali businesses as well as the wider region.”

Finally, the Chairman of the Somali Chamber of Commerce and Industry, Mr. Mahmoud Abdi Ali “Gabayre,” expressed his congratulations and said:

“The Somali Security Exchange will attract significant investment into the country, particularly from the Somali diaspora and foreign investors.”

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;

Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed

somalichamberofcommerce@gmail.com,

info@somalichamber.so

https://somalichamber.so/

Facebook:https://www.facebook.com/somalichamberofcommerce/

@somaliacci

https://www.instagram.com/rugtaganacsiga/

https://www.linkedin.com/…/somali-chamber-rugta…/

https://www.youtube.com/watch?v=2QL4CbwsYaI

https://twitter.com/somaliacci

 

 

 

 

EXECUTIVE DIRECTOR OF THE WORLD BANK RESPONSIBLE FOR AFRICA ARRIVES IN MOGADISHU TODAY

Dr. Zarau Wendeline Kibwe, who is the Executive Director of the World Bank and also responsible for twenty-two Sub-Saharan African countries, arrived today in Mogadishu. He was accompanied by his legal advisor, Mr. Mohamed Bashir, who also represents Somalia.

They held a meeting with members of the Somali Chamber of Commerce and Industry, led by Prof. Ciise M. Xalane. The meeting focused on analyzing the challenges related to investment in Agriculture, Livestock, Fisheries, and Energy — sectors in which the International Finance Corporation (IFC) could potentially invest through the private sector.

Prof. Ciise M. Xalane spoke about the overall scope, importance, and history of Somalia’s private sector, as well as the Chamber of Commerce’s policy aimed at developing private enterprise. He also highlighted how this aligns with both the country’s long-term vision for economic transformation by the year 2060 and the shorter five-year development plan. This alignment, he noted, is exemplified by how President Hassan Sheikh has emphasized that: “The economic development plan is one that is led by the private sector.”

Following this, discussions were held regarding the obstacles businesses face in accessing bank financing, particularly under the “Gargaara” program. It was noted that the program’s terms include short repayment periods, high interest rates, and strict collateral requirements — which are challenges especially for businesses needing substantial investment.

 

 

 

Agaasimaha Fulinta Bangiga Adduunka uqaabilsan Afrika  oo manta soogaaray magaaladda Muqadisha

Dr. Zarau Wendeline Kibwe oo ah Agaasimaha fulinta Bangiga Aduunka u qaabilsan wadamadda Afrika Sub-Sahara oo tiradoodu tahay 22 (oo ay ku jiraan Soomaaliya, Tanzania, Kenya,) oo uu wehliyo La-Taliyaha dhanka sharciyada qaaraddda Mudane Maxamed Bashiir, ayaa soogaaray magaaladda Mogadishu waxaana uu kulan laqaateen qeybo kamid ah waaxaha kala duwan ee Rugta Gnacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed. Kulanaasi oo ahay mid diiradda lagu saarayay sida hey’adda IFC ay Beeraleyda, Xoolaleyda, Kallumesata, iyo Bangiyada Soomaaliyeed uga caawin laheed Maalgashiga dhinaca ganacsiga gaarka loo leeyahay.

 

Kulankaani ayaa lagaga wada hadlay caqabadaha Maalgashiga Beeraha,Xoolaha, Kaluumeysiga, Korontada iyo Guud ahaan caqabadaha Maalgashiga Bangiga Aduunku ay Ganasatada Soomaaliyeed ku qabaan. Prof Isse M Xalane ayaa ka hadlay guud ahaan baaxadda Ganacsiga gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed. Iyo siyaasadda Rugta Gnacsiga ee ku abaaran ganacsiga gaarka loo leeyahay, sida qorsha yaasha homarinta ganacsiga gaarka looleyahay 5sano ee soosocoto ilaa 2060ka.  

 Intaas kadib waxaa laga dooday caqabdaha midmid u heysta waaxaha kuala duwan ee kulanka kaso qeyb galay, iyo guud ahaan caqabadaha ay kala kulmaan Bangiyada Dalka, dulsaarka, iyo Soocelinta deymaha, marka ay maalgalin u baahdan.

 

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci

XAFLADDA DAAHFURKA AQOONSI HUBIYAHA PLATFORMKA NIRA

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa si rasmi ah u daahfurtay saddex nidaam oo saldhig u ah Kaabayaasha Dhijitaalka ah ee Nidaamka Aqoonsiga Qaranka, kuwaas oo kala ah Nidaamka Hubiye ee hubinta aqoonsiga, Nidaamka Shahaado-bixinta (CDS), iyo Nidaamka e-Aqoonsi ee Aqoonsiga Dhijitaalka ah. Munaasabadda oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa ka soo qayb-galay masuuliyiin sar-sare oo kasocday Dowladda  uuna hogaaminaayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee XF Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, iyo Ganacsato uu Hogaaminaayo Guddomiyaha ku-xigeenka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Cabdiraxman Cabdulahi Adam “Galambi”.

 

Guddomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane “Galambi” oo kamid ah masuuliyinta goobta ka hadashay ayaa bogaadiyay hal abuurka, dhalin yarada ee dhanka Teknologiyadda ku dhiirada, waxana uu tilmaamay in loo baahan yahay in laga faideysto energiga dhalinta dalka.

 

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo munaasabadda soo xiray ayaa xusay: “ 𝗗𝗮𝗮𝗵𝗳𝘂𝗿𝗸𝗮 𝗛𝗨𝗕𝗜𝗬𝗘, 𝗲-𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶, 𝗶𝘆𝗼 𝗡𝗶𝗱𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗖𝗗𝗦 𝗲𝗲 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼-𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻𝘁𝘂 𝗸𝗲𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗸𝗮𝗺𝗮 𝘁𝗮𝗿𝗷𝘂𝗺𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗴𝘂𝘂𝗹 𝗳𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗼—𝗯𝗮𝗹𝘀𝗲 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗿𝗮𝗴-𝗳𝘂𝗿 𝘂 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗮𝘆 𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗙𝗲𝗱𝗲𝗿𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝘂𝗴𝗮 𝗴𝗼’𝗮𝗻 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝘂𝗱𝗻𝗮𝗮𝗻-𝘀𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗵𝗮𝗹-𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿𝗸𝗮 𝘁𝗲𝗸𝗻𝗮𝗹𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗹𝗮-𝗷𝗮𝗮𝗻𝗾𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘀𝗯𝗲𝗱𝗱𝗲𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗸𝗮.”

 

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci

 

 

 

 

 

Aqoon Is Waydaarsiga Horumarinta Iyo Dhammaystirka Istraatijiyada Rugta 2025-2029

Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay aqoon is waydaarsi ku saabsan horumarinta iyo dhammaystirka istraatijiyada Rugta ee 2025-2029.

Aqoon is waydaarsigan ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah hay’adaha dawladda, bulshada rayidka, iyo dhammaan rugaha maamul goboleedyada, ayaa lagu lafa guray qaabka ugu habboon ee qorshaha Rugtu ula jaanqaadi karo Qorshaha Isbadalka Qaranka 2025-2029.

Guddoomiye ku Xigeenka Arrimaha Dibedda Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Cabdirashiid Cali Caynaanshe oo daahfuray shirka ayaa faahfaahiyay muhimadda uu qorshuhu u leeyahay ganacsatada, marka la eego dhanka horumarinta dhaqaalaha dalka, shaqo abuurka iyo la dagaalanka faqriga.

Sidoo kale waxaa madsaha goobjoog ka ahaa Mudane Farid Hegazy oo ah mas’uul ka tirsan hay’adda ILO oo ka hadlay in loo baahan yahay in qorshuhu mudannata siiyo hufnaanta iyo shaqo abuurka dhallinyarada.

 

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci

 

Daah-furka Qorshaha isbeddelka Qaranka (2025-2029)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamze Abdi Barre, ayaa daah furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (2025-2029), oo ay soo qaban qaabisay, Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS. Waxaana kaso qayb galay Wasiiro, Safiirka Safaaradda Talyaaniga, Hay’addo kala duwan, iyo Ganacsato uu hogaaminaayo Guddomiye Ku-xigeenka Rugta Ganacsiga Mudane Galambi.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in qorshaha Isbeddelka Qaranka oo qoraalkiisu socday in muddo ah, ay diyaariyeen in ka badan 400, oo qof, oo isugu jira khubaro iyo masuuliyiin dowladeed, kaasi oo beddelay Qorshihii hore ee Horumarinta Qaranka NDP9, waxaana uu xoogga saarayaa qaabkii dalku u gaari lahaa horumar la taaban karo shanta sano ee soo socota.

Guddoomiye Ku-xigeenka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Abdirahman Abdullahi Adam “Galaambi” oo kamid ah masuuliinta goobta ka hadashay ayaa soo dhaweyay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (2025-2029), waxaana uu tilmaamay in loo bahan yahay in la dar-dar galiyo, ka ganacsato ahaane in ay diyaar u yahiin ka qeyb qaadashadiisa iyo dhaqan galintiisa.

 

 

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci
     

GUDDOOMIYAHA RUGTA GANACSIGA IYO WARSHADAHA QARANKA KENYA – KNCCI OO MANTA MAGALADA MOGADISHU SOOGAARAY.

Waxaa Manta Magalada Moqadisha soo gaaray wafdi u hogaminaayo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Qaranka Kenya Dr. Erick Rutto, Masuuliyiintaasi oo uu horay casuummad ugu fidiyay Guddoomiyah Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamud Abdi Cali “Gabeyre” Wafdigaani ayaa maalmaha soo socdo kulamo kala duwan la qaadan doona qeybaha Ganacsiyada dalka. Danjiraha Soomaaliya u fadhiyo Dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Abdulle iyo Maxamed Mukhtar ayaa gacan ka geystay isku xerka. Rug Ganacsi.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci