Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay Maamulka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed oo uu hormuud kayahay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Mudane Mudane Mahamud Abdi Ali “Gabaire”.
Kulanka ayaa looga hadlay kobaca dhaqaalaha dalka, Canshuuraha, iyo kor u qaadida wada shaqeynta Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatadda. Wasiir Biixi Imaan Cige oo kulanka sooxeray, ayaa Ganacsatada uga mahadceliye sida wacan ee ay uga shaqeeyaan hormarka wadanka.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
Adam Hassan Mohamud
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci




