Somali Chamber of Commerce and Industry

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐Œ๐ข๐ข๐ฌ๐š๐š๐ง๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐ค๐š

Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa wadatashi lasameysay qaybo kamid ah Heyโ€™adaha Dowladda, kuwa Dowlad-Goboleedyada, Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, iyo Ururada Bulshada Rayidka ah, si ay ugu biiriyaan raโ€™yigooda ku aaddan diyaarinta miisaaniyadda Dowladda ee 2025. Munaasabadaani ayaa lagu qabtay hotelka maaida ee magaladda Muqdisho.

Read more

MAALINTA UMAHAD CELINTA IYO ABAAL MARINTA CANSHUURA BIXIYASHA

Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa soo qaban qaabisay munaasabad ay ugu mahad celinaayan canshuur bixiyaasha dalka, ilaa dhowr iyo 10 shirkadood oo kamid ah kuwa ka qayb qaatay bixinta canshuuraha dalka ayaa abaal marinno lagudoon siiyay. Munaasabaddani ayaa lagu qabtay magaladda Muqadishu gar ahaan hotelka Jazeera, waxaana kaso qayb galay xubno ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo uu hogaaminaayo Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xaange, iyo Ganacsato ay hogaaminayaan Mamulka Sare ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, Mudane Mahamud Abdi Ali โ€œGabaireโ€ oo goobta ka hadlay ayaa yiri โ€œDalkeenu horumar la taaban karo ayuu ka gaaray dhowr waxood oo ay ugu horeeyaan. Isgaarsinta, Bangiyada, Xawaaladaha, iyo dhoofka, Soodajinta, marka aad u firsato waxa ay maraayaan meel aad u saseyso oo aan wadamada dariska kaga horeyno. Markasta qofka wax qaadaaya iyo midka laga rabo waa ay isku dhiban yahiin, canshuurtan hada wa la isla jaan qaaday, wax kasta oo bilaw ahne inta la isla jaan qadayo dhib ayey leeyahiin, balse marka muddo lawado waa la isla fahmayaa. Qofkasta ee Soomaaliyeed canshuur bixiye ayuu naqanayaa.”
Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Abdiqafaar Xaange ayaa soo xiray munaasabadda waxa uu yiri โ€œDowlad nimada iyo wada shaqeynta makala marmaan, roolkaga qaado, canshuurtu waa waajib.”

 

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
Adam Hassan Mohamud
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci

 

ย ย ย  ย 

WASIIRKA GANACSIGA IYO WARSHADAHA OO KULAN LA QAATAY GANACSATADA GOBOLKA BANAADIR

Wasiirka Wasaaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashiid Haji Abdi, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda XFS Xildhibaan Osman Mohamed Abdi(Daallo), oo ay wehliyaan Gudiga Ganacsiga, Warshadaha, iyo Maalgashiga ee Golaha Shacabka BFS, ayaa Wasaaradda Ganacsiga ku qaabilay qaar kami ah Ganacsatadda Dhoofka iyo Soodajinta ee Gobolka Banaadir oo ay hogaaminayaan Goddomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyasha Suuqyada.

Ganacsatadaani ayaa Wasiirka Wasaaaradda Ganacsiga la wadaagay culeesyo ay kamid yahiin wacyi galin laโ€™aanta dhanka dowlada ee canshurta 5% ah, iyo culees yada kajira kala dugnaasha ha dhanka Canshuraha Dakadaha dalka, iyo meel marinta sharciyagii 21 Agoosto 2024 kaso baxay Golaha Wasiirrada XFS. Sido kale Ganacsatadaani ayaa sheegtay in ay yahiin kuwa kadii wan gashan Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, ayna garab taagan yahiin, ayaga oo ah kuwa Canshuur iyo Deeq bixiyaal intaba iskugu jira, hadana ay Canshuurta in ay bixiyaan diyaar uyahiin.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashiid Haji Abdi, oo dhagaystay dhammaan cabashooyinka ay qabeen Ganacsataddu, ayaa wuxu balan qaaday in ay ka dawlad ahaan wax ka qaban doonaan tabasho kasto ay qabaan Ganacsatadda Gobolka Banaadir loona baahan yahay wada-shaqeyn joogto ah oo dhexmarta Ganacsatadda iyo dowladda.

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
Adam Hassan Mohamud
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
https://somalichamber.so/
Facebook:https://lnkd.in/eqWvWFUb
@somaliacci
https://lnkd.in/eNmXCiXD
https://lnkd.in/eKwPsET5
https://lnkd.in/dMdjn3Yh
https://lnkd.in/dhpBDUe9

Read more

GANACSATADA DHOOFKA IYO SOO-DAJINTA OO USOO CABTAY RUGTA GANACSIGA

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, Mudane Mahamud Abdi Ali โ€œGabaireโ€, Guddoomiye Ku-xigeenka Rugta Ganacsiga Mudane Abdirahman Abdullahi Adam โ€œGalambiโ€ ayaa xarunta Rugta Ganacsiga ku qaabilay Ganacsatada Dhoofka iyo Soodajinta Gobolka Banaadir, oo ay hormuud ka a hayeen Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir iyo Guddomiyaasha Suuqyada, kuwaasi oo cabasho ka ahay kala sareynta Canshuraha Dakadaha dalka, iyo in aan badeecadaha Dakadda Muqdisho aan la garsiin karin wax kabaxsan, deeganada ku xeeran Gobolka Banaadir, halka Dakadaha kale ay soo garaan Magaaloyinka Jowhar iyo Baydhabo, waliba ayaga oo ka qiima jaban.
Ganacsatadaani ayaa sheegtay in ay waligood ahayeen kuwa Canshuur iyo Deeq bixiyaal intaba iskugu jira, hadana ay Canshuurta in ay bixiyaan diyaar uyahiin balse ay rabaan in lamideeyo Canshuuraha gaar ahaan kuwa Dakadaha Dalka kajira, lana cadeeyo Canshurta 5% cidda ay tooska ugu dhaceyso oo laga rabo.

Read more

MUNAASABADDA SAXIIXA HESHIISKA ISKAASHI EE HAYโ€™ADDA NIRA IYO MIDOWGA BANGIYADDA SOOMAALIYEED.

Magaalada Muqdisho waxa maanta ka furmay Munaasabadda Saxiixa Heshiiska Iskaashi ee Hayโ€™adda NIRA iyo Midowga Bangiyada Soomaaliya. Munaasabadda waxa kasoo qayb galay Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Salax Jamac, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Cali Yusuf Xoosh, iyo Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada Maxamed Soomaali, Ganacsato uu hogaminaayo Guddomiye ku-Xigeenka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Abdirahman Abdullahi Adam โ€œGalambiโ€ iyo Guddomiyaha Bulshada Rayidka ah Mudane Muxudiin Shatax, iyo masโ€™uulyiin kale oo ka socotay hayโ€™adaha dowladda.
Heshiiskan ayaa qayb muhiima ka qaadan doona dadaallada lagu horumarinayo dhaqangelinta nidaamka aqoonsiga qaranka, isaga oo diiradda saaraya isku xirka nidaamka aqoonsiga qaranka iyo adeegyada bangi dalka.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
Adam Hassan Mohamud
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci

 

 

Read more

BANDHIGA WAX QABADKA LABADII SANO EE LASO DHAFAY EE XUKUMADDA DAN QARAN

Munaasabad lagu mamuusayay wax qabadka Xukuumadda Dan Qaran ayaa Magaaladda Muqdisho lagu soo bandhigay, waxaana kaso qayb galay Madax-weynaha dalka, Guddoomiyaha Barlamaanka, Golaha Wasiiradda Xukuumadda Dan Qaran, oo uu hogaaminaayo Raโ€™iisul Wasaaraha dalka, iyo Ganacsato ay hogaaminayaan Mamulka Sare ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, iyo Bulshadda qaybaheeda kala duwan. Munaasabadaani ayaa lagu soo bandhigay wax yaabihii u-qabsoomay labadii sano ee laso dhafay.

Read more

GUDDOOMIYAHA RUGTA GANACSIGA OO LA KULMAY XUBNO KATIR XOOLALEYDA DALKA

Guddomiyha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mundane Mahamud Abdi Ali โ€œGabaireโ€ oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku- Xigeenka Rugta Ganacsiga, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir, iyo Guddomiyaha Waxda Xoolaleyda, ayaa la kulmay xubno katirsan, Xoolaleyda dalka, kuwasi oo cabasho ka qabay hanaanka wadashaqeynta dhoofka Xoolaha dalka.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, oo ay horay ula soo kulmeen xubnahaani, ayaa cabashadooda kuso celiyay in mamulka Rugta Ganacsigu uu so xaliyo.
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed mudane โ€œGabeyreโ€ oo dhageystay cabashadda ay xubnahaani qabaan, ayaa ugu danbentii gudi uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Waxda Xoolaleyda mudan Iman Maxamed Cali u xilsaaray.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
Adam Hassan Mohamud
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci
ย 

๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐‡๐š๐ฒ’๐š๐๐š๐ก๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo qabanqaabisay kulan wadatashi oo muhiim ah kaas oo looga hadlay Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha ee Qorshaha Isbedelka Qaran (QIQ: 2025 โ€“ 2029). Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay masโ€™uuliyiin ka kala socday Dowladda Federaalka iyo Ganacsato ay hogaaminayaan Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed. Ujeedka kulanka ayaa ahaa in ganacsatada Soomaaliyeed ay si toos ah uga qeyb qaataan diyaarinta Qorshaha Isbedelka Qaran, gaar ahaan Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha.

Guddomiyha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Mahamud Abdi Ali โ€œGabaireโ€ oo kamid ah masuuliyiinta kulanka kahadashay ayaa ugu horeynti soo dhaweeyay kulanka wada tashiga ee ay Wasaaradda Qorsheynta soo qaban qaabisay, asaga oo raaciyay in kulamadda wada tashiga Ganacsatada iyo Dowladda u-dhaxeeya uu mar waliba muhiim u yahay hormarka dalka, โ€œwaaxaha manta laga tashanaayo, waa kuwa malgashiga dalka ugu muhiimsan, waana kuwa dalku uu kutirsan yahay waxaa ay wax weyn kabadalayaan, shaqa abuurka, iyo dhaqaalaha dalkaโ€ Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furay kulanka wada tashiga Qorshaha Isbedelka Qaran (QIQ: 2025 โ€“ 2029).

 

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed
Adam Hassan Mohamud
somalichamberofcommerce@gmail.com,
info@somalichamber.so
@somaliacci
ย  ย ย  ย 

GUDDONKA SARE EE RUGTA GANACSIGA OO MANTA MAGAALADDA KISMAANYO KAGA QAYB GALAY XAFLADDA DAAHFURKA HANAANKA DIIWAANGALINTA GANACSIGA SOOMAALIYEED.

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa manta magaaladda kismaanyo ee caasimadda Jubaland ka daah-furtay, Hanaanka Diiwaangalinta Ganacsiga Soomaaliyeed, munaasabaddani ayaa waxa ka soo qeybgalay Xildhibaano ka tirsan BFS, Wasiirada Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowlad goballeedyada dalka, Xildhibbaano katirsan Dowladd Goboledka, Jubaland, Guddomiyaasha Rugaha Ganasiga Dawlad goboledyada oo uu hogaaminaayo Guddomiyha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed iyo Ganacsatada Dowlad goboledka Jubaland, bulshada rayid ah iyo marti sharaf kale oo aad u tira badan.

Read more