Guddomiye ku-xigeenka Rugta Ganacsiga iyo Warshaddaha Soomaaliyeed Mudane Abdirahman “Galanbi” ayaa ka qayb galay kulan ay soqaban qaabisay Hay’adda maareynta Masiibooyinka Qaranka.
Gudoomiyaha Hay’adda maareynta Masiibooyinka Mudane Maxamud Macalin Cabdulle oo ay wehliyaan kuxigeenadiisa ayaa kulan laqaatay qaar kamid ah culumadda iyo ganacsatada dalka kuwaasi oo howla gurmad ah horay uga kawaday guud ahaan dalka, waxana loga arin sanaayay dar dar galinta iyo sidi loo garsin lahay howlaha gurmadka ah dadka abaaruhu sameeyeen.